07 August 2016

WACYI GELIN 1

WACYI GELIN
Isbeddelka cimilada waxaa looga hortagi karaa midnimo uu muujiyo guud ahaan caalamku, isxilqaan uu dal walbaa qaato mas'uuliyaddiisa iyo dadka oo qof iyo qoys walbaa sida ugu macquulsan u isticmaalo tamarta (energy) uu Ilaahay nagu mannaystay.
Caalamku wa inuu isbeddelka cimilada u midoobo waayo dhibaatada ka dhalan kartaa cid gaar ah looma caleema saarin, sidaa darteedna waa in fikirkan guud ahaan la isla qaato.
Dawladuhuna si loo xaqiijiyo natiijooyin waara oo mira dhal noqda waa inay xaqiijiyaan fulinta heshiisyadii ku aaddanaa isbeddelka cimilada.
Dadkuna, qof iyo qoysba waa inay tamarta u isticmaalaan sida ugu macquulsan, tusaale ahaanna waa in guri walbaa inta joogtaa dhaqaalaysa biyaha, korontada, iyo weliba cuntada. Waxaan dani ku jirin in si israaf ah loo noolaado oo diinteennuna ma ammaanin waa diinteennu waa maslaxadda dunida oo idil.

2 comments:

  1. Waxaan filayaa in bloggani uu weli u baahan yahay macluumaad fara-badan oo bulshada loo bandhigi karo.
    Waad ku mahadsan tihiin taladiinna.
    I think this blog still needs a lot of information to be presented before posting it to the public.
    Thanks for your advice.

    ReplyDelete
  2. Asc wllo Abdulaziz marka hambalyo wllo , marka labaad ilaahay ha kaa abaal mariyo aqoonta xeesha dheer ee aad noo soo gudbisay runtii si fiican ayaa uga faa'iidaystay waanan kaaga mahad celinayaa ilaahay ha ku barakeeyo wllo , runtii qoraalkani waa dhaxal aad bulshadaadu dheefsan doonto .waan jeclahay inaan xidhiidh toosa kula sameeyo si aan aqoon kaaga korodhsado.

    ReplyDelete